Home » War You are browsing entries filed in “War”

Salaadiinta, Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta beesha Boqor Cusmaan (Buurmadow) oo Xukuumadda ugu Baaqay inay deg-deg xoriyadiisa ugu soo celiso Boqorka Afrika.

King Of Africa

SLV – Salaadiinta, waxgaradka iyo Cuqaasha Somaliland ee uu ka soo jeeda Boqor Cismaan (Buur-madow), oo dhawaan xukuumaddu xidhay ka dib markii uu kasoo laabtay Magaaladda Dubai, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Siilaanyo inuu si bilaa-shuruud ah kusoo daayo Boqorka. Salaadiintan iyo waxgaradkan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa Dhinaca kale [...]

March 26th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Taariikhdii Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed oo Kooban

cabdilaahiYuusuf

SLV – Allah ha u naxariistee waxaa xalay [23-Marso 2012] isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed o mudooyinba xannuunsanayey. Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Marxuumka oo kooban laga soo bilaabo 1934-kii illaa 2012. – Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxuu ku [...]

March 23rd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Taliyihii Ciidanka Booliiska Somaliland oo ku Geeriyoodey UAE.

tacsi

SLV – Illaahay ha u naxariistee, taliyihii Ciidanka Booliiska Somaliland General Maxamed Saqadhi Dubad ayaaa xalay ku geeriyooday dhakhtar ku yaal Imaaradka Carabta oo beryahanba lagu daweeynayey. Illaahay Marxuumka Janadiisii fardowsa haka waraabiyo eheladiisa iyo dhamaanteenbana samir imaan haynaka siiyo. Aaamin….Aamiin….Aaamiin SomalilandVoice.com

March 22nd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Suldaanka Guud Ee S/Land Oo Qabashada Boqor Buur-Madow Ku Tilmaamay Sharci Daro, Sheegayna In Sida Aan Loo Xidhi Karin Xubnaha Guurtida Iyo Wakiilada Salaadiintana Loo Xidhi Karin

suldaankaGuudSLD

SLV – Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa qabashada Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madow) oo xukuumadu ay Maalintii shalay Xabsiga u taxaabtay mar uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku tilmaamay mid u dhacday qaab fool xun, isla markaana tilmaamaysa in aan sharciga dalka u yaala loo sinayn. [...]

March 17th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Somaliland Did Not Surrender Sovereignty By Attending the London Conference

sldcudud21

SLV – Somaliland is re-engaging with international diplomacy related to its neighbour, Somalia. Our country has received widespread praise for its contribution to the recent London Conference. This event represented an important milestone in Somaliland’s diplomacy. We participated in the conference as an equal, and we laid out our views about how Somaliland can help [...]

March 17th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

War deg-deg: 10 Askari oo ka mid ah Ciidanka Liyuu Policka Ogaadeeniya oo lagu dilay dagaal xoogan oo dhexmaray iyaga iyo shacabka Tuulada RAQDA ee Gaashaamo.

SLVBRKN

SLV – Dagaalkan ayaa ka dhacay tuulada Raqda ee hoostimaada Degaanka Gaashaamo. Askarta Liyuu Poliska oo beryahanba dagaalo dandaansi ah ku waday shacabka nabada jecel ee ku nool degaanada ay ka amar-ku-taagleeyaan ayaa maanta dagaal gardaro cad ah ku soo qaaday shacabka tuulada Raqda. Dagaalka ayaa ka bilaabmay kadib markii askarta Liyuu Polisku si  ula [...]

March 16th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Xeelad Ay U Dhigtay Xabsiga Ugu Taxaabtay Boqor Buurmadow

buurmadow

SLV – Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qaab xeelad ah ku qabatay, isla markaana xabsiga ugu taxaabtay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo muddo dibad wareeg ahaa.   Boqor Buurmadow oo maanta ka soo degay madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii hore loogu sheegay in la cafiyey oo aan la qabanayn, [...]

March 15th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Halkan ka Akhriso Shirka London iyo 26ka Qodob ee lagu falanqayndoono oo ay ku jiraan Qodobo khuseeya Somaliland.

SLVBRKN

LONDON CONFERENCE ON SOMALIA: COMMUNIQUE_1 Introduction   1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster House on 23rdFebruary 2012, attended by fifty-five delegations from Somalia and the international community.   2. We met at a key moment in Somalia’s history. Somalia is emerging from the worst humanitarian crisis in the world. African and [...]

February 22nd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

London: Kumanaan qof oo maanta iskugu yimid barxada hore ee xafiiska raysawasaaraha ingiriiska iyagoo dalbanaya in la aqoonsado Somaliland + Sawiro

smldrecogn1

Dad badan oo lagu qiyaasay ilaa in ka badan 5 kun oo qof ayaa maanta iskugu soo baxay barxada hore ee xafiiska raysawasaaraha dalka Ingiriiska oo ku yaala badhtamaha magaalada London iyagoo dalbanayey in aqoonsi la siiyo jamhuuriyada Somaliland.  Dadkan ayaa iskaga kala yimid daafaha kala duwan ee dalkan UK, iyadoo sidoo kalana lagu dhex [...]

February 22nd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

“Haddii Wax Lidi Ku Ah Qaranimada Somliland Ka Soo Baxaan Shirka London Waxaanu Sheegi Doonaa Mawqifkayaga Iyo Waxa Aanu Ka Qabno” Madaxweyne Siilaanyo

siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xukuumadiisa ka difaacay eedo musuq-maasuq oo loo soo jeediyey, kaas oo sheegay inaanay dawladiisa ka dhexjirin wax musuqmaasuq ah, balse ay shaqsiyaad dano gaar ah leh ay Aflagaadeynayaan xukuumadiisa. Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa uu sidaas ku sheegay mar uu shalay ka sii dhoofayey garoonka Cigaal International Airport ee [...]

February 19th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »