Home » War You are browsing entries filed in “War”

“Haddii Wax Lidi Ku Ah Qaranimada Somliland Ka Soo Baxaan Shirka London Waxaanu Sheegi Doonaa Mawqifkayaga Iyo Waxa Aanu Ka Qabno” Madaxweyne Siilaanyo

siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xukuumadiisa ka difaacay eedo musuq-maasuq oo loo soo jeediyey, kaas oo sheegay inaanay dawladiisa ka dhexjirin wax musuqmaasuq ah, balse ay shaqsiyaad dano gaar ah leh ay Aflagaadeynayaan xukuumadiisa. Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa uu sidaas ku sheegay mar uu shalay ka sii dhoofayey garoonka Cigaal International Airport ee [...]

February 19th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Dawlada Denmark Oo Ugu Baaqday Beesha Caalamka In Taageero Deg-deg Ah Loo Fidiyo Horumarka Qadiyada Somaliland

denmarkflag

SLV – Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka ku yaal qaaradda Yurub, ayaa ka digtay in horumarka muuqda ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay uu burburi karo haddii aanay beesha caalamku si dhaqso ah taageero ugu fidin. Sidaa waxa ku dhawaaqay Wasiirka Horumarinta Denmark Md. Christian Friis Bach, isagoo ku baaqay inay waajib tahay in [...]

February 15th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

“Markii Aynu Shaacinay Ka Qaybgalkeena Shirka London Waxa Ka Naxay Cadawga S/Land Oo Dhan” Eng. Faysal Cali Waraabe

faysal

SLV – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa tafaasiil ka bixiyey guul iyo guuldaro midka ay ka filayaan shirka kooxaha Somalida 23-ka bishan uga furmaya Magaaladda London, kaas oo uu ka qaybgalayo wafti ka socda Somaliland oo uu hogaamin doono Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Faysal Cali Xuseen waxa uu [...]

February 15th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Madaxweyne Faroole “2Malyan oo Hawiye ah mid uun baa wax ka garta boowe”

faroole

SLV – Madaxweyne Faroole oo shir hoose oo deg deg ah oo qar soodi ah la yeeshay beel daajiya yaasha iyo isamada ee waawen ee Puntland ayaa u sheegay siyaasada qarsoon ee xiligaan laga leeyahay masiirka umada Soomaaliyeed in uu yahay in uu hogaanka dalka qabto shaqsi ka soo jeeda puntland madaama aan gacanta ku [...]

February 12th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

War deg Deg Ah: Maxabiistii Laga Qabtay Maleeshiyadii Saaka Weerarka Soo Qaaday Oo Badankoodii Noqdeen dad ka soo kala jeeda Beelaha Mareexan, Ogadeen, Lelkase Iyo Beesha Majeerteen.

SOMALILANDVOICE_BREAKINGNEWS

SLV – Sidii lala socday waxaa saaka hiirtii waabari dagaal ku soo qaaday ciidamadda Qaranka Somaliland, maleeshiyaad baryahanba isku urur sanaayay Degaanka Buhoodle. Dagaalkan oo socday saacado badan wuxuu noqday mid khasaare badan gaystay, haddaba dagaalkan maanta lagu soo qaaday ciidanka Qaranka ayaa ka duwanaa kuwii hore u dhicijiray, markala la eego maleeshiyaadka ka qayb [...]

February 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Somaliland: London Conference Offers New Opportunities

somalilandflag

More than two decades after it unilaterally asserted its independence from the rest of Somalia, Somaliland plans to lobby hard at a major conference in London in February for something it has sorely lacked since its inception: international recognition of its sovereignty. “Somaliland will attend because 44 nations will be there and those are the [...]

February 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay in Somaliland ka qeyb gasho shirka London

guurtidasl

SLV – Mudaneyaasha Labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland Wakiilada iyo Guurtida, ayaa maanta fadhi wada-jir ah oo ay yeesheen waxay cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen in xukuumadda Somaliland ay ka qeyb gasho shirka dawladda Britain ay ku qabanayso Magaalada London 23-ka bishan. Fadhigan wada jirka ah ee Labada gole oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha [...]

February 5th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Xukuumada Somaliland & Sadexda Xisbi Qaran ee UCID, UDUB & KULMIYE ayaa si wada jira u go’aamiyey in Somaliland ka qaybgasho Shirka London ee Feb.

SOMALILANDVOICE_BREAKINGNEWS

SLV – Guddoomiyaha Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo sadexda xisbi qaran ay isku afgarteen in laga wada qeyb galo shirka London. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray Guddoomiyaha KULMIYE waxaanu u dhignaa sidan:- “Shir ay Madaxweynaha [...]

February 3rd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Dawladda Itoobiya oo Xuduuda Buuhoodleh ka qaaday Ciidamadii Liyuu Booliiska ahaa kuwa Federal ahna keentay

SOMALILANDVOICE_BREAKINGNEWS

SLV – Dawladda Federalka Itoobiya ayaa la sheegay inay Ciidamadii Kililka Shanaad ee Liyuu Booliiska ka qaaday magaaladda Buuhoodle oo ay keentay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka ee Itoobiya. Sida ay wararka naga soo gaadhaya Jiida Buuhoodle sheegayaana waxa soo degay dhinaca Dawladda Itoobiya Ciidamo aan hore u joogi jirin iyagoo sheegay in laga qaaday [...]

February 3rd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

KHASAARAHA UGU JIRA SOMALILAND SHIRKA LONDON‏

Nogood

SLV – Markaad akhrido sadexdan document ee ka soo baxay dadka qabanqaabinaya shirka London bal ii sheeg waxa Somaliland ugu jira. Somaliland waxa ay ka qaybgalaysaa iyadoo ah Gobalkii WGalbeed loo yaqaanay xilligii Siyaad Barre. Iyada oo aan wax talo ama soo jeedin ah ku lahayn shirka gabi ahaantii waayo go,aamada shirka ka soo bixi [...]

January 30th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »