Home » Fikrado/Opinions You are browsing entries filed in “Fikrado/Opinions”

Ayaaha Shacabka Wa Cabdiraxmaan Cirro

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Siyaasada waxay u baahan tahay qof aqoon iyo af diblamaasiyad leh, waa waxyalaha soo jiidata dhamaan bulshadda, siyaasiga leh sifuuyinkaas ruunti wa Mudane Cabdiraxmaan Maxmaed Cabdilaahi ( Cabdiraxmaan Cirro ),waanaa siyaasi diblomaasi wayn ah ,waana aqoonyahan oo intaas jaamacadood dhigtay kuwaas oo kala ah : Magaalada Qaahira -Dalka Masar ka dhamayay [...]

March 16th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

TACSI: GEERIDA HAAJI CABDILAAHI ISMAACIIL

tacsi

          Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha iyo Ganacsiga, Waxaan tacsi u dirayaa Madaxweyne Xigeenka Cabdirahman Zaylici oo aabihii Haji Cabdilahi Ismaaciil ku geeriyooday Booorame maanta oo jimce ah 16/03/2012, waxaan sidoo kale tacsida u dirayaa tafiirta, ehelka, xigtada, xigaalka iyo asxaabta Marxuumka meel kasta ooy joogaanba iyo [...]

March 16th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

TACSI: MARXUUM XAAJI CARAB CIISE XAYD

tacsi

Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha iyo Ganacsiga, ka reer Cabdi Carwo, iyo kan xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u dirayaa reer  Ciise Xayd oo uu hormood u yahay Xuseen Carab Ciise iyo dhammaan tafiirta, ehelka, xigtada, xigaalka iyo asxaabta Marxuumka meel kasta ooy joogaanba iyo guud ahaan bulshoweynta Soomaliland gaar [...]

March 16th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

DOOD FURAN: QABAYAALADA IYO DOWLADNIMO QARAN MA KALA FAHANA?????‏

Opinion

Waxaaan salaamayaa dhamaan warfidiyaasha madaxabanaan kala   duwan inta cafimaadka qabta kana shaqeeya danta guud horumarka wada jirka wacgelinta bulshada siiba arrimaha noolosha aasaasiga ah diinta, hidaha iyo dhaqankeenka wanaagsan ee soo jireenka ah.     Haddi aan baal hoos ugu da’dego nuxuurka qoraalkaygan kooban ee aan kor kusoo xusay waxaa dadkeena dhegahooda aad ugu badtay ama aay [...]

March 16th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Hanbalyo, Hanbalyo Maxamed Xaashi Cilmi oo ku geli waayey baara-goysyada, buurya-qabka iyo baarqabkoodii.‏

Opinion

Todobaadkan iyo Weriyaha Laanta curdinka     “Hadduu xilhayo, umma guulwadeeyo Maxamed Xaashi Cilmi,  ayaan lagaa qaadin ee jilbiibso oo dhiidhiisbso guriga Madaxtooyada,  Haddaanu hayna umma guulwadeeyo xil ha laguu dhiibo eh, jilbiibso oo gudaha Madaxtooyada dhiidhiibso”.   Sideedaba garbadiiri mid duuguugan ma weydo oo bulshadeena ayaa sidaa u badan, dawladana waxaa lagu gartaa  qudbiga [...]

March 15th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Shirkii London ninba dhan u badi, koox waliba ili tidhi oo ardaaga u boodey, la hagoogatey xarago.

Opinion

“Waa laguu gafoo waa lagaa gardaraadayee,  Gacalkaad lahayd baa yaxaas afkaaga gashee, ma gam oo hurdo wayga guurtee, Galbataye Allow  gaban yahay  ku gargaar, Garabkaaga Ilaah ha galee, garabkaaga Ilaah ha galee, Garabkaaga Ilaah ha galee, garabkaaga Ilaaha ha galee”.  Ilaahay ha naxariistee waa ereyadii, laxankii iyo luuqdii Cumar Dhuule Cali Shirkii London ninba dhan [...]

March 2nd, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

The London Conference on Somalia: the next step

Opinion

The Somaliland people are grateful to the UK government for organizing the triumphant London conference on Somalia.  We appreciate and applaud wholeheartedly the great hard work and resources put into that conference. Prime Minister Mr. David Cameron, foreign minister Mr. William Hague and the minister for international Development Mr. Andrew Mitchell did not only bring [...]

March 2nd, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

GOORMAA LA DAYACTIRAYAA GAROONKA DIYAARADAHA EE MAGALO MADAXDA LABAAD EE BURCO?

sadiiq1

Sual Ku Socota Wasiirka Duulista? Gooraama Ayaa la Dayac Tirayaa Gagida Diyaaradaha Magala Madaxda Labaad Ee Gobalka Togdheer Ee Burco,Waayo Waxa Uu Ahaa Garoonka Isku Xidha Bariga Iyo Galbeedka Somaliland, Waxaanu Ahaa garoonka Sadexaad Ee Somaliland.By Sidiiq Sh Farah Gabaar. Marka Hore Waxaan salaamaya Saxaafadayda Sharafta Leh Iyo Shacabka Qaaliga Ah Wasalaamu Calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,Bacda [...]

February 23rd, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Udub Waa Dhul Boob‏

Opinion

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxa ugu daran marka ay dawlad u taliyaan hal xisbi oom kaliya cidna laa sharakoon talada dalka , taasna way dhacday waagi ay Udub oo talin jiray dalka somaliland ,waxaayna dalka dhulkiisa iyo Badiisa iyo kaa eebisay dawlado ,shacabkana mugdi ka galaysay habka ay mamuul jirtay Somaliland . Shakhsiyaad xisbiga Udub [...]

February 23rd, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

sidiiq

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH WAXAANU HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYNAA MAHAMED TAHAR SULUB IYO MARWO AMAANI JAMA GAAS MACAAWIYE, WIILKAN OO LOO BIXIYAY MUSTAFE MAHAMED TAHAR WAXAANU LEENAHAY ILAAHAY HAKAA DHIGO KII DIINTIISA IYO DADKIISA IYO DALKIISABA ANFACA  AAMIIN AAMIIN,BY SIDIIQ SH FARAH GABAAR. Ex Xildhibaan Cabdi Aden Cadib (C.Macaane)Iyo Xaaskiisa Abw.Sidiiq Sh Farah Gabaar [...]

February 23rd, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »