Home » Fikrado/Opinions You are browsing entries filed in “Fikrado/Opinions” 
The Arab World with the leadership of Saudi Arabia must show the courage of recognizing Somaliland Republic on the basis of its own historical, colonial borders as the diplomatic and international recognition of every Arab country is based on its own historical, colonial borders so the West will follow to recognize Somaliland too. The United [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Ururka Wadani wuxu aminsan yahay in horumar weyn ay u baahan tahay boosaha iyo isgaadhsiinta dalka oo loo fasaaxo maal geliyaasha ah kowa wadaniga ah amba ajnaabiga oo sharakadooda nogoto mid faayido oo keeni karta muaadinka iyo somaliland, nidam mashruuc casri ah oo boosto in laga hirgaliyo wadanaka sidii ay dadka [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Horta salaan dhamaan warbahiinta Somaliland ee madaxbanaan waxaad naga mudan tihiin sharaf iyo karaamo haddii aanu nahay wadaniyiinta reer Sl dibadda iyo dalka gudahiisaba waxanu idiin leenahay hinjiya. Salaantaas ka bacdi shirkii London ee dowladda ingiriisgu ku martii qaaday dhamaan mamuulada iyo kooxaha kala afkarta fog ee Koonfurta Soomaaliya iyaa laga cabsi qaba inay sidii looga [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

FARIIN CULUS OO KU SOCOTA ODAYAASHA IYO WAXGARADAKA AQOON YAHANKA SOMALIYEED,MEELKASAT OO AY JOOGAAN WALAALAYAAL HADII LA WAAYAY SHANTII SOMALIYA OO SOMALILAND AY NOQOTAY DAWALAD MADAX BANAAN INKABADAN 21 SANO FADALAN GOBANIMADU WAXAY KU JIRTAA INAAD NOO HANAYSAAN OO AAD SHIRKA LONDON MAANTA SI WANAAGSAN UGA TAAGEERTAAN GONI ISU TAAGA IYO QARANIMAD SOMALILAND,WAAYO WAXAYNU NOQONAYNAA [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Islaan Ayaa Laga Hayaa Ninka Xoogaa Lihi Inantayda Kamuu Ilma Dhali Waayine Xistibaa Ku Jira.Hadaba Wadamada Aynu Jaarkanahay Iyo Dawlada Ingiriiskaba ICTIRAF Inomay waayin Xistibaa Kujira By Abw Sidiiq Sh Farax Gabaar., Waxaan Jeclahay In (Maahmaahdan) Jaaliyadaha Reer Somliland Ee Ingiriiska Dageni Ay U Turjumaan Maalinta Mudaharaadka 22-02-12 Iyo Ka Horba. iyo shirka 23 -02-12(Gaar Ahaan maayarkii Hore Ee [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

INNAALILAAHU WA INAA ILAYHUN RAAJUCUUN, WAXAANU TACSI BALAADHAN U DIRAYNAA JAMAC MAHAMOUD ADEN(JAMA KARAACIIN) IYO DHAMAANBA REER MAHAMOUD ADEN GEERIDA KU TIMI ILAAHAY HA U NAXARIISTEE HOOYO CADAR DHUXUL CAWAD,WAXAANU LEENAHAY ILAAHAY JANADII FARDAWSA MARXUUMADA HAKA WARAABIYO IDINKANA SAMIR IYO IIMAAN HAYDINKA SIIYO AAMIIN AAMIIN, Cabdi Aden Cadib (C.Macaane)Iyo Xaaskiisa Abw.Sidiiq Sh Farah Gabaar Iyo [...]
February 20th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

On February 16th, 2012 The Aljazeera centre for media research published a report in its Arabic website that is misleading, superficial and lacks the neutral stance that Aljazeera is known to offer to its faithful followers from all over the world. This departure from factual and unbiased information will only damage the brilliant stature and [...]
February 19th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Hambalyo Hambalyo Waxa Diraaya Dhamaanba Reer Sh Farax Mahamud Gabaar Caruurtooda, Iyo Ehelkan Kale Ee Hoos Ku Qoran Hambalyo Hambalyo Meher Iyo Aqal Gal wacan Boqorka Yaasiin Daahir warsame Yusuf,Iyo Boqorada Fadumo Nuur Aw Yusyf Oo Aqal gal Koodu kadhacay Magalada Bonn Ee Dalka Germany Waxaanu Leenahay Noqda Kuwa isku waar Ilaahayna Ubad Khayr Qaba [...]
February 19th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Anigoo ka mid ah muwaadinta qurbejooga Sl aad u danneeya, jecel isku duubnida wada jirka iyo hirgelinta hananka geedi’ horumarka socodka dimoqraadiyada JSL Waxaan doonaya akhiirsteeyaasha sharaf leh shabakadaha ama mareegaha wararka JSL aad ugu dhuun -daloola arrimaha iyo siyaasadda Sl ee qaada’da dhiggow inaay doodan xaga sare aan kusoo xusay ila eegtan walaalayaal gudoomiyahii golaha guurtida oo [...]
February 19th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Ururka Umadda aan ku horeeyo waa Urur aan lahayn wax barnaamij ah oo uu ku soo kordhinaya saaxada siyaasada somaliland wakhtigan aan joogno iyo hogamiyahooda, waxaa kale Ururkan dhexdiisa ka muuqataa khibraad laa`aan xaga siyaasada nimaanka ku jira oo saaxada siyaasada laga yagaanin, wuxuna Ururkan ku fashilmay inu u soo bandhigo [...]
February 19th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »