Home » Current Affairs You are browsing entries filed in “Current Affairs”

Kallumeysato Soomaali ah oo iyagoo nool laga helay xeebaha dalka Indonesia ka dib markii bilo ka hor lagu waayey badweynta India

dooniyar

Kaluumeysato Soomaali ah oo gaaraya afar nin ayaa laga helay iyagoo nool xeebaha jasiirada loo yaqaanta Sumatra oo ka mid ah jasiiradaha ugu waaweyn kumanaan jasioradood oo dalkaasi ku yaala sida uu sheegay safiirka dowlada KMG Somalia u fadhiya magaaalada Jakarta ee dalka Indonesia. Safiirka ayaa sheegay in dhalinyaradan ay dhowr bilood ka hor ka [...]

April 13th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Newborn baby found alive in morgue 12 hours after being declared dead

newborn

A newborn in Argentina was found very much alive in a morgue by her mother 12 hours after hospital staff had declared the baby dead. The mother, Analia Bouguet, tells TeleNoticias TV that the hospital still has issued her only a death certificate for the infant rather than a birth certificate. Bouguet said she is [...]

April 12th, 2012 | Posted in Current Affairs,FYI | Read More »

Hambalyo Meher Wacan

hambalyoMeher

Shabakadaha SomalilandVoice.com & SomalilandEmbassy.com Waxay Hambalyo, Bogaadin iyo weliba Tahniyad kal iyo laab ah U Dirayaan Meherka Boqor Ismaaciil Xaaji Xasan Ducaale & Boqoradiisa Zainab Abdullahi oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa. Waxaanu leenahay noqda kuwii kala hela wiil iyo caano, gabadh iyo caano. “Guurkii lagu nastee lagu Nagaadee Wadajiree Nabadgalaa Allahayoow IdinkaYeel Allahayoow IdinkaYeel”  [...]

April 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,Fikrado/Opinions | Read More »

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada JSL oo lagu magacaabay Wasiir & Agaasimayaal Cusub qaarna lagu eryey.

warsaxaafadeed

SLV – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1001/032012, ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaradu u leedahay Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo [...]

March 28th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Diyaarad Maraykan ah oo Kabtankii waday WAASHAY iyadoo hawada sare duulaysa!!

kabtanWaashay

SLV – Diyaarad ka mid ah diyaaradaha Shirkada JetBlue ayaa Kabtankeedii ama duuliyaheedii koobaad isku dhex yaacay(waashay) markuu hawada sare marayey. Kabtanka ayaa markeliya qaylo ku dhuftay isagoo ku dhawaaqayo erayo ay ka mid yihiin “hayaay waa wareey waar wayna ridayaan. Iran, iraq, alqacida iyo afgaanistaan ba na ridaya,,,,”, Kabtankii labaad oo runtii la odhan [...]

March 27th, 2012 | Posted in Current Affairs,FYI | Read More »

War Deg-Deg ah:- Meleeyshiyada Awdal State oo Gabilay ku af-duubtay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka.

maleeshiyo1

SLV – Koox Dablay ah ayaa shalay ka af-duubatay meel Gabilay kaga beegan Koonfur laba Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Qaranka oo la kala yidhaahdo Naasir Maxamud Cumar Ina”Cagajiid”, oo ah Taliyaha Guutada 29 aad ee ciidanka Qaran iyo Aadan Ismaaciil Ceelaabe ‘’Shiine Cawtar”, oo ah Taliye Ururka Guutaada Sagaalaad. Labadan Sarkaal ee ay af-duubteen [...]

March 27th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

“Maamulka Somaliland yaanay been isu sheegin Dhulbahante go’aan buu gaadhay, khaatumo Statena waa jirtaa..” Aqoonyahanka, Waxgaradka & Siyaasiga Ruugcadaaga ah ee Somaliland Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa)

Buubaa

SLV – Halkan ka Dhagayso Aqoonyahanka, Waxgaradka & Siyaasiga Ruugcadaaga ah ee Somaliland  Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo wareeysi dhinacyo baadan taabanaya siiyey Radio ku hadla afka maamulka la baxay Khaatumo State. “khaatumo State na waa Badbaado kala badbaadinaysa  Somaliland & Puntland” “Khaatumona la hadlimaayo dhulbahantena waa la hadlayaa waxay noqonaysaa inagoo isu riwaatadeetnayna” [...]

March 26th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

“Dawladdan Mujaahidku Hogaaminayo Waxa Noo Dhaantay Xukuumadii Hore Ee La Lahaa Waa Faqash” Mid Ka Mid Ah Naafada Bilayska

news

SLV – Tiro ka badan 717 qof oo ka mid ah Agoonta iyo Naafadda Ciidanka Bilayska eek u kala nool gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa mudo 2 bilooda aan arag wax Mushahar ama Raashin ah, kuwaas oo iskugu jira Naafo, Agoon iyo dad Maxkaxda wax ka qaba, isla markaana aan loo sheegin sababta dhabta ah [...]

March 26th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Salaadiinta, Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta beesha Boqor Cusmaan (Buurmadow) oo Xukuumadda ugu Baaqay inay deg-deg xoriyadiisa ugu soo celiso Boqorka Afrika.

King Of Africa

SLV – Salaadiinta, waxgaradka iyo Cuqaasha Somaliland ee uu ka soo jeeda Boqor Cismaan (Buur-madow), oo dhawaan xukuumaddu xidhay ka dib markii uu kasoo laabtay Magaaladda Dubai, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Siilaanyo inuu si bilaa-shuruud ah kusoo daayo Boqorka. Salaadiintan iyo waxgaradkan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hotel Crown ee Magaaladda Hargeysa Dhinaca kale [...]

March 26th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Taariikhdii Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed oo Kooban

cabdilaahiYuusuf

SLV – Allah ha u naxariistee waxaa xalay [23-Marso 2012] isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee wadanka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed o mudooyinba xannuunsanayey. Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa taariikh nololeedkii Marxuumka oo kooban laga soo bilaabo 1934-kii illaa 2012. – Cabdullaahi Yuusuf Axmed wuxuu ku [...]

March 23rd, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »