Home » Current Affairs You are browsing entries filed in “Current Affairs”

“Haddii Wax Lidi Ku Ah Qaranimada Somliland Ka Soo Baxaan Shirka London Waxaanu Sheegi Doonaa Mawqifkayaga Iyo Waxa Aanu Ka Qabno” Madaxweyne Siilaanyo

siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xukuumadiisa ka difaacay eedo musuq-maasuq oo loo soo jeediyey, kaas oo sheegay inaanay dawladiisa ka dhexjirin wax musuqmaasuq ah, balse ay shaqsiyaad dano gaar ah leh ay Aflagaadeynayaan xukuumadiisa. Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa uu sidaas ku sheegay mar uu shalay ka sii dhoofayey garoonka Cigaal International Airport ee [...]

February 19th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Dawlada Denmark Oo Ugu Baaqday Beesha Caalamka In Taageero Deg-deg Ah Loo Fidiyo Horumarka Qadiyada Somaliland

denmarkflag

SLV – Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka ku yaal qaaradda Yurub, ayaa ka digtay in horumarka muuqda ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay uu burburi karo haddii aanay beesha caalamku si dhaqso ah taageero ugu fidin. Sidaa waxa ku dhawaaqay Wasiirka Horumarinta Denmark Md. Christian Friis Bach, isagoo ku baaqay inay waajib tahay in [...]

February 15th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

“Markii Aynu Shaacinay Ka Qaybgalkeena Shirka London Waxa Ka Naxay Cadawga S/Land Oo Dhan” Eng. Faysal Cali Waraabe

faysal

SLV – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa tafaasiil ka bixiyey guul iyo guuldaro midka ay ka filayaan shirka kooxaha Somalida 23-ka bishan uga furmaya Magaaladda London, kaas oo uu ka qaybgalayo wafti ka socda Somaliland oo uu hogaamin doono Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Faysal Cali Xuseen waxa uu [...]

February 15th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Madaxweyne Faroole “2Malyan oo Hawiye ah mid uun baa wax ka garta boowe”

faroole

SLV – Madaxweyne Faroole oo shir hoose oo deg deg ah oo qar soodi ah la yeeshay beel daajiya yaasha iyo isamada ee waawen ee Puntland ayaa u sheegay siyaasada qarsoon ee xiligaan laga leeyahay masiirka umada Soomaaliyeed in uu yahay in uu hogaanka dalka qabto shaqsi ka soo jeeda puntland madaama aan gacanta ku [...]

February 12th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Weli ma aragtay Website ku shaqeeya bilaa Internet?!.

rajweb

SLV – Nin la yidhaahdo Rajinikanth ayaa sameeyey website aan wax  interternet u baahnayn haba yaraatee. Website kan ayaad arki karaysaa amaba geli karaysaa adoon internet ku xidhnayn.  Hadaanad internetka iska xidhin kuu ogolaanmaayo inaad dhexmushaaxdid, isagoo marwalba ku xasuusinaya inaad internetka xidho. Maaha oo keliya inuu bilaa internet ku shaqeeyo ee weliba waxaa la [...]

February 10th, 2012 | Posted in Current Affairs,FYI | Read More »

Madaxweynaha Suuriya oo email kiisii lajabsaday…Passwordkiisuna wuxuu ahaa 12345!

emailhacker

SLV – Budhacad Emaileed ayaa jabsatay emailkii Madaxweynaha Suuriya, Bashiir Asad, kadibna Internetka soo dhigay boqolaal kamid ah emailadaas. Sida la sheegayo qaarbadanoo ka mid ah emailadaas ayaa passwordkooda ama muftaaxoodu ahaa “12345″.           Halkan ka akhriso maqaalkaas oo dhan: http://www.haaretz.com/print-edition/news/bashar-assad-emails-leaked-tips-for-abc-interview-revealed-1.411445“

February 10th, 2012 | Posted in Current Affairs,FYI | Read More »

War deg Deg Ah: Maxabiistii Laga Qabtay Maleeshiyadii Saaka Weerarka Soo Qaaday Oo Badankoodii Noqdeen dad ka soo kala jeeda Beelaha Mareexan, Ogadeen, Lelkase Iyo Beesha Majeerteen.

SOMALILANDVOICE_BREAKINGNEWS

SLV – Sidii lala socday waxaa saaka hiirtii waabari dagaal ku soo qaaday ciidamadda Qaranka Somaliland, maleeshiyaad baryahanba isku urur sanaayay Degaanka Buhoodle. Dagaalkan oo socday saacado badan wuxuu noqday mid khasaare badan gaystay, haddaba dagaalkan maanta lagu soo qaaday ciidanka Qaranka ayaa ka duwanaa kuwii hore u dhicijiray, markala la eego maleeshiyaadka ka qayb [...]

February 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Call to recognise Somaliland: UKIP MEP, Godfrey Bloom has called for Britain to recognise the state of Somaliland.

sldcudud2

Speaking after the Africa Minister Henry Bellingham, dismissed the issue at the London Somalia Conference this afternoon at the Chatham House. Bloom said, “For 15 years the people of Somaliland have shown that a stable multi-party democracy can exist in the Horn of Africa. We owe them the decency of recognition for their toil. “The [...]

February 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Somaliland: London Conference Offers New Opportunities

somalilandflag

More than two decades after it unilaterally asserted its independence from the rest of Somalia, Somaliland plans to lobby hard at a major conference in London in February for something it has sorely lacked since its inception: international recognition of its sovereignty. “Somaliland will attend because 44 nations will be there and those are the [...]

February 8th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

The case against General Mohamed Samantar is finally going to trial.

calisamatar11

SLV – Dear Friends, I am writing to share some exciting news. After over seven years of litigation, which has featured two appeals, including one that went all the way to the Supreme Court, and travel to six countries ranging from the U.S. to Djibouti to Somaliland, with stops in Italy, England, and Switzerland – [...]

February 7th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »