
Tababaraha weyn ee Jama Aden (Karaiin) ayaa loo doortay inuu yahay Shakhsiga ugu sarreeya Ciyaaraha Caalamka Carabta. Waxaa doorashani timid ayadoo waddamada Carabtu ay isu diyaarinayaan ciyaarahoodi Arab Games 2011, kuwaas oo ka bilaabmaya magaalada Doha December 9-23 da. Waxaa Guddiga Sare ee ciyaaraha Carabtu isku halwleen siday ugu sharfi lahaayeen Cayaarahan Arab Games [...]
December 3rd, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports,Current Affairs | Read More »

Inkastoo Siidhi_walaha amaba (Referee)ga iyo labada calanwalaba ay ahaayeen REER HARGEYSA, haddana ciyaartii maanta lagu furay ciyaaraha Gobolada Somaliland ee dhex martay Gobolada Burco iyo Hargeysa Waxay uga dhacday garoonka Alamaysay si habsamiya. Gobolka Maroodi jeex ayaa ku horeeyey goolka waxaanay ku hogaaminayeen haafka hore 1-0. Waxaa isna xusid mudan Daanyeer ilaa iyo intii ciyaartu [...]
December 1st, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports,Current Affairs | Read More »

Isku aadka kooxaha ka qayb qaadnaya koobka Gobolada, ayaa si rasmiya la soo saaray, kadib markii Hotelka Hadhwanaag lagu sameeyey qori tuur, munaasibadaas qori tuurka loogu sameyey sideeda gobol ee ka qeyb galay tartamada ciyaaraha kala duwan ee dhawaan haddii ILLAAHAY SWT yidhaahdo ka dhici doona Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa waxa goob [...]
November 28th, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports | Read More »

Paris Saint-Germain’s offer to David Beckham might be too rich to turn down. The French giant, its Qatari owners willing to spend whatever is required to bring in the Los Angeles Galaxy midfielder, has offered an 18-month package worth more than $17.9 million, according to English tabloid The Daily Mail, which says Beckham is on [...]
November 27th, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports | Read More »

NEW YORK — NBA owners and players reached a tentative agreement early Saturday to end the 149-day lockout and hope to begin the delayed season on Christmas Day. Neither side provided many specifics but said the only words players and fans wanted to hear. “We want to play basketball,” Commissioner David Stern said. After a [...]
November 26th, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports | Read More »

Ciyaarihii Gobolada dalka iyada oo wax yar oo koobani ka hadhsan yihiin wakhtigii Loo cayimay in magaaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer lagu qabto, middaas oo ku beegan qabsoomideedu 01 :12:11 Ee koobka Gobollada Jamuuriyada Somaaliland, dhawarkii bilood ee ina soo dhaafayna ay ka soconayeen gobolka Togdheer hawlo shaqo oo dib logudayac-tiraayo garoonka kubadda cagta ee [...]
November 25th, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports | Read More »