Daawo Maxadweyne Biixi oo u ambabaxay Addis Ababa.

Daawo Maxadweyne Biixi oo u ambabaxay Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta safar shaqo ugu kicitimay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Afhayeenka madaxweynaha Mudane Maxamuud Warsame Jaamac oo faahfaahin ka bixiyey safarkaas hoos ka dalwo.

One thought on “Daawo Maxadweyne Biixi oo u ambabaxay Addis Ababa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *