|

Hambalyo Meher Wacan

Shabakadaha SomalilandVoice.com & SomalilandEmbassy.com Waxay Hambalyo, Bogaadin iyo weliba Tahniyad kal iyo laab ah U Dirayaan Meherka Boqor Ismaaciil Xaaji Xasan Ducaale & Boqoradiisa Zainab Abdullahi oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa.

Waxaanu leenahay noqda kuwii kala hela wiil iyo caano, gabadh iyo caano. “Guurkii lagu nastee lagu Nagaadee Wadajiree Nabadgalaa Allahayoow IdinkaYeel Allahayoow IdinkaYeel”  … Aaaamiin….Aaamiin….Aaaaamin

Adnan H. Duale
Victoria, BC

Short URL: http://somalilandvoice.com/?p=860

Posted by on Apr 8 2012. Filed under Current Affairs, Fikrado/Opinions. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply