Home » January 27th, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Cabdiraxmaan Cirro Waa Marxalada Soo Socota‏

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Mudane Cabdiraxmaan Cirro waa nin mutacalin ah, waa hormoodka Siyaasiyiinta Somaliland, waa nin waligii u halgamayay in wax weyn la badalo, waa nin garanya micnaha kilmada siyaasada, waa nin aminsan in icitiraafka ku imanayo shaqo wanaagsan iyo talo cilmidaysan oo dadaal dheerad leh o ay casrigan waafaqsan aan ku jirno . [...]

January 27th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Ururka Wadani Iyo Dhibaatooyinka Maxkamadaha Somaliland‏

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxa Jirta In Xafiisyada Yar Iyo Hoolalka Dacwadaha Maxkamadaha Dalka Ay Garsoorayaaashu Ay Kala Sugaan Taasna Ay Keento In Dacwadaha Goaan Kagaadhistoodu Waqti Qaadato Tana Ay Kento Soo Celcelin Iyo Cabashaba ,Ururka Wadani na wuxu aaminsan yahay in Loo Fuliyo Dhismayaal Iyo Hoolal Dacwadaha Lagu Qaado Oo Ku Filan . Waxa [...]

January 25th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

THIS IS A LITTLE ADVICE FOR THE MUSSE BIIXI WHO RUNS PRESIDENT OF SOMALILAND YEAR 2015.!

maxmedAmiinCayn

MR. Muse Biixi, I really understand that you are ready and planning on running for the presidency of somaliland come 2015. So, if that is correct I am sure that you know that you need the votes of many Somalilanders. So, to win their help and their votes you must come across as a somaliland [...]

January 25th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Ururka Wadani Hormoodka Ururda Somaliland‏

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Ururka Wadani wuxuu aaminsanyahay in xukun cadaalad ku dhisan oo umadu ku gaadhi karto horumar dheeli tiran oo dhan walba ahi uu yahay ku dhaqanka wadaniyaada Somaliland, Sidaa dartee wuxuu xisbigu u hawgalayaa in la dhiso Bulsho caafimaad qabta, oo si dhab ah ugu dhaqanta wadaniyyada kana foogato qabilnamada. Ururka Wadani [...]

January 25th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Ururka wadani Waa Damal Hadh Weyn

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Urur Siyaasadeedka Wadani markaa laa qiimayo waxa cad in oo yahay mid ku sifoobay daacadnimo iyo waxqabad aad oo wanaagsan, waa urur dadku leeyahay ee ann cid gaar ihi lahayn sida hadii yahay koox, amba qolo gaadh oo ah Ururka wa Urur Qaran ah weeyey . Siyaasada Uurka Wadani waxay ku [...]

January 25th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Barnaamijkii Falanqaynta Jimcaha ee BBC da oo dood u qabatay Mujaahid Xaabsade, Dr Saleebaan Xagla-Toosiye, Boqor Buurmadow & Shuuriye

dood

SLV – Halkan ka dhagayso Doodii Qarniga sida shirkii lagu hanwaynaa ee khaatumo2 uu isugu bedelay KHASAARE2 amaba KHIYAAMO2 iyo weliba Hadaladii cadcadaa ee Mujaahid Xaabsade & Boqor Buurmadow.         Dhagaysi haboon…   [Audio clip: view full post to listen]     SomalilandVoice.com

January 20th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Ergooyinka shirka Taleex oo shir jaraa’id qabtay, kana hadlay mawqifkooda (Dhagayso)

maqal

SLV – Qaar ka mid ah ergooyinkii shirka Taleex ayaa shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe waxaana ay ka hadleen habka uu u dhacay shirkii iyo waxa qaldamay. Waxaa ka mid ah ergooyinka shirka jaraa’id qabtay: Egn Maxamuud Maxamed Cali (Cadami) Axmed Maxamuud Xandule Cawil Kaatun Waxaana ay ka warbixyeen shirkii Khaatumo 2 ee [...]

January 20th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Banaanbax lagu taageerayo hadalka Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye oo ka Socda Magaalada Buuhoodle

banaanbax

SLV – Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa saaka subaxnimadii hore ka bilowday banaanbax aad u balaadhan oo lagu taageerayo hadalkii uu saka warkii subaxnimo ka sii daayey hogaamiyaha Maleeyshiyada  SSC Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye. Mr Saleebaan Xaglo-toosiye oo ka mid ahaa madaxdii shirkaa ka qayb gashay ayaa ku tilmaamay shirkaa mid ay shaqsiyaad dana gaara wataa afduubeen [...]

January 20th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Hoggaamiyaha Kooxda SSC oo Qaaddacay Natiijada Shirkii Taleex, Kuna Dhawaaqay inuu Aqbalay Gogosha Nabadda ee Madaxweynaha Somaliland

xaglatoosiye

SLV – Hoggaamiyihii Kooxda hubaysan ee SSC Mr. Saleebaan Xaglo-toosiye ayaa si cad uga horyimi natiijada shirkii Taleex ee ay isaga iyo siyaasiyiin iyo qurba-joog kale majarihiisa af-duubeen, waxaannu markii u horreysay ku dhawaaqay inuu si buuxda u qaatay gogosha nabadda ee uu Madaxweynaha Somaliland u fidiyey beelaha Sool iyo Sanaag-bari.   Mr. Xaglo-toosiye oo [...]

January 20th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland oo la kulamay madax dhaqameedka Somaliland

DUUR

SLV – Wasiirka wasaarada arrimaha Guddaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta kulan balaadhan kula qaatay qolka shirarka ee wasaaradiisa madax dhaqameed aad u faro badan oo isaga kala yimi dhamaan degaanada ay Somaliland ka kooban tahay. Md Duur ayaa madax dhaqameedkan kala hadalay guud ahaan xaalada dalka khaasatan marxaladan u danbeeysay [...]

January 18th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »