Ergooyinka shirka Taleex oo shir jaraa’id qabtay, kana hadlay mawqifkooda (Dhagayso)
SLV – Qaar ka mid ah ergooyinkii shirka Taleex ayaa shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe waxaana ay ka hadleen habka uu u dhacay shirkii iyo waxa qaldamay.
Waxaa ka mid ah ergooyinka shirka jaraa’id qabtay:
Egn Maxamuud Maxamed Cali (Cadami)
Axmed Maxamuud Xandule
Cawil Kaatun
Waxaana ay ka warbixyeen shirkii Khaatumo 2 ee Taleex iyagoo shaaciyay in shirku ahaa mid qolo gaar ah u afduuban.
Halkan ka roggo hadalkii Egn Cadami
Halkan ka roggo Hadalkii Xandule
Halkan ka roggo hadalkii Cawali Kaatun
Halkan ka roggo su’aalo iyo jawaabo shirka ku saabsan
talex
Short URL: http://somalilandvoice.com/?p=470


