Home » January 30th, 2012 Entries posted on “January, 2012”

KHASAARAHA UGU JIRA SOMALILAND SHIRKA LONDON‏

Nogood

SLV – Markaad akhrido sadexdan document ee ka soo baxay dadka qabanqaabinaya shirka London bal ii sheeg waxa Somaliland ugu jira. Somaliland waxa ay ka qaybgalaysaa iyadoo ah Gobalkii WGalbeed loo yaqaanay xilligii Siyaad Barre. Iyada oo aan wax talo ama soo jeedin ah ku lahayn shirka gabi ahaantii waayo go,aamada shirka ka soo bixi [...]

January 30th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

More asylum seekers returning home by choice

qaxooti

SLV – About one tenth of asylum seekers in Finland return to their home countries voluntarily. In the past couple of years, the greatest number of asylum seekers heading home have been Iraqis. The Finnish Immigration Service (Migri) is setting up a permanent system to facilitate such moves, known as Assisted Voluntary Return. Matti Heinonen, [...]

January 29th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Sudan militant attack leaves 29 Chinese missing

sudanmalayshiyo

SLV – Militants apparently captured 29 Chinese workers after attacking a remote worksite in a volatile region of Sudan, and Sudanese forces were increasing security for Chinese projects and personnel there, China said Sunday. China has close political and economic relations with Sudan, especially in the energy sector. The Foreign Ministry in Beijing said the [...]

January 29th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

YAA YIDHI SHIRKA DHOWR IYO AFARTANKA DAWLADOOD EE ADUUNKA KA MIDKA AHI KA SOO QAYBGALAYAAN AYAA SOMALILAND SHAR U AH.!

maxmedAmiinCayn

Marka hore waxaan  salaan diiran gadhsiinayaa ummada sommaliyeed  marka xigana shabakadaha af-ka Somaliga warka inoogu soo bandhiga iyo hawl-wadeenadooda sharafta iyo maamuuska mudan. Sidda aynu la wada socono Somaliland waxa  marti qaaday Madaxda Mamulka Boqotrooyada Britian, runtiina waa maamuus iyo qadarin si gaara loogu casuumay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waana arrin mihiima in aynu ka qeyb [...]

January 29th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

“Dhulbahante Waxaan Leeyahay Xamar-ta Aad Doonaysaan Waatii Ninkii Habar Yoonis Ee Ba Dhulbahante Lagu Yidhi Gadaal Ayuu Ka Galay Dhulbahante Ee Dila” Eng Faysl Cali Waraabe

faysal

SLV – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maamul goboleedka Puntland ku eedeeyey inay iyagu daaha dabadiisa ka soo hurinayaan dagaalada ka dhacay Magaaladda Buuhoodle, kaas oo tilmaamay in Cadaawada ay siyaasiyiinta maamulkaasi u hayaan dadka reer Somaliland ay u yagleeleen  1998-kii Maamulka Majeerteeniya ee xaruntiisu tahay Garoowe. Faysal Cali [...]

January 29th, 2012 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

10 Somali immigrants killed at Yemen-Saudi border

yemenifaqash

SLV – Somali embassy in Yemeni capital Sanaa has said, Saturday that at least ten Somali immigrants were killed separately at the border between Yemen and Saudi Arabia. Hussein Hajji Ahmed, the deputy of Somali ambassador in Yemen told reporters in Sanaa that gunmen have shot and killed in the last 24-hours ten Somali immigrants [...]

January 28th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

BAAQ NABADEED KA YIMI JAALIYADA NEWPORT EE SOUTH WALES

baaq

Anagoo ah jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Newport waxaanu ugu baaqaynaa dadka walaalaha iyo gacalka sookeeye ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Buuhoole in colaada iyo dhiigga daadanaya la joojiyo oo ilaahay loo noqdo. waxaanu kaloo waxgaradka, culimo udiinka, madaxdhaqmeedka ugu baaqaynaa inay colaadaas foosha xun nabadgelyo iyo wada hadal kusoo afjaraan waar tolow colka jooja. [...]

January 28th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Ururka Wadani Waa Siraadka Bulshada‏‏

wadani

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Ururkan Wadani waxaa ku jira dad aqoon u leh siyaasada Somaliland iyo sidii loo horumarin lahaa dalka, Ururka Wadani wuxuu hadh iyo habeenba u hawl geli doonaa horumarinta ummada Somalialnd, waxaanu si gaar ah ugu hawl geli doonaa in aanu dalka ka horumarino dhanac walba. waxanu ku dadaali doonaa in aanu [...]

January 28th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

TACSI KA TIMID LA-TALIAYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA Shuuriye Biixi Cabdi

tacsi

Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal,  iyo  shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Shuuriye Biixi Cabdi, waxuu ahaa siyaasi weyn isagoo ahaa raggii gobannimo doonka ahaa, [...]

January 28th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

YAA KA SHAKISAN QANANNIMADA IYO JIRITAANKA SOOMALILAND..!

arwo

Waxa Soomaliland jirtay 22 sano oo nabad ah iyo 10 sano oo halgan ah iyo 76 Sano oo isticmaar ah. Waxa midnimo niyad sano oo lagu doonaayo mideynta shanta Soomaaliyeed ay ku jirtay 21 Sano ( !960-1981). Taasi waxay marag u tahay in muddada ay Soomaaliya wax wadaageen ahayd muddo aad u yar kolka aad [...]

January 27th, 2012 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »