Home » December 28th, 2011 Entries posted on “December, 2011” 
SomalilandVoice — Inaalillaahi Wa inaa Eleyhi Raajicuun. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada marxuum Maxamed Jaamac (Muruq) oo Hargeysa ku geeriyooday. Ilaahay dhamaanteen samir iyo iimaan haynaga siiyo, isagana janadii fardowsa haka waraabiyo. Aaamiin…Aaamiin. Adnan Duale
December 28th, 2011 | Posted in Current Affairs,Fikrado/Opinions | Read More »

SomalilandVoice – Maxkamad ku taala Ethiopia ayaa laba suxufi oo u dhashay dalka Sweden ku xukuntay min 11 sanno oo xabsi ah. Waxaa lagu eedeeyey in ay taageerayeen jabhadda ay dowladdu mamnuucday ee ONLF iyo in si sharci-daro ah ku galeen dalka Ethiopia. Weriye Martin Schibbye iyo sawir qaade Johan Persson ayaa la xiray bishii [...]
December 28th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

The Saudi Arabian monarchy will be overthrown by Qatar very soon, a leaked confidential conversation by Qatar’s Prime Minister Sheikh Hamad bin Jassem Al Thani has revealed. According to an audio file which has gone viral on the Internet, the premier said Qatari troops would occupy Qatif in Eastern Province and the Al Saud regime [...]
December 27th, 2011 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Chairman of the US Joint Chiefs of Staff General Martin Dempsey says that the US military is ready to launch a military strike against Iran if necessary. “We are examining a range of options. I’m satisfied that the options that we are developing are evolving to a point that they would be executable if necessary,” [...]
December 27th, 2011 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Xalay Warbaahinta maxaliga ah qaarkood u sheegay inuu soo afjarmay khilaafkii ka jirey Golaha Wasiirada, kaasoo sida wararku sheegeen u dhexeeyey Wasiiradda Maaliyadda iyo Macdanta iyo Biyaha. Ma jirto faahaahin intaa dheer oo Wasiirku ka bixiyey muranka uu sheegay inuu soo af-go’ay. Asbaabihii Khilaafka Khilaafka Wasiirka Maaliyaddu [...]
December 25th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Maxamed Xaashi Cilmi bar yare ma ah oo wuu iimaan qabaa, bah yare ma ah oo waa nin Ilaahay ka cabsada, badawna ma ah oo waa ciyaalo jameeca; baaro goys ma ah in uu baaluqay ismoodey markii wasiir baad tahay la yidhi. Sedbuusiimo ma doono, in uu wada daajo mooyee beelaha midna gaar uma [...]
December 24th, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Alle mahaddii, kale hore dalkeena waxa ka dhacay doorasho xalaal oo xaq ah. Doorasho si nabad ah dadweynahu ugu muujiyeen hiyigooda siyaasadeed, hammigooda mustaqbal iyo hiigsigooda horumarineed. Waxa ay dhaliyeen isbedel wax weyn durtaba dalka ka qabtay. Waxay doorteen hoggaan u horseeda barwaaqo, cadaalad iyo dhisme bulsho. Waxa guulaystay Kulmiye iyo Madaxweyne Axmed Siilanyo. Waa [...]
December 24th, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay xadhiga Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo muddo ku xidhan dalka Imaaraadka Carabta. Hay’adaha ammaanka ee dawaladda Imaaraadka Carabta ayaa muddo ka hor xidhay Buurmadoow oo ka soo noqday gudashadii waajibaadka Xajka waxaanay ka qabteen mid ka mid ah madaarada dalkooda, si rasmi ahna looma sheegin sababta [...]
December 23rd, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Xasan Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta ay ayeeyo Khadija Aw Jamac,oo ah ( hooyada adeerkey Cawil Cabdi Carwo iyo eddooyinkey Canab iyo Qaali), iyo tafiirtooda meel kasta ooy joogaan. Ayeeyo Khadija oo ahayd [...]
December 23rd, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Dhagar qabe muuqda wuxuu is moodaa in uu qarsoon yahay ama ummaddu aan ogayn ilaa la maqashiiyo dhagar qabe ayaad tahay. Dhawaanahan waxa la hadal hayey dhacdo ka dhacday galbeedka Somaliland, inkasoon jecleyn in aan ka hadlo haddana waxaa muuqata run aan la sheegin haddana la sheegay. Dhacdadaas SAAMEEL ka dhacday ilaa hadda aan laga [...]
December 22nd, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »