Home » December 31st, 2011 Entries posted on “December, 2011” 
Anigoo ku hadlaya magaca Shabakada SomalilandVoice.com waxaan tacsi u dirayaa Tafatiraha guud ee shabakada Oodweynenews Cabdirashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuum Jaamac Kaahin ku geeriyooday Dalka Sucuudiga. Ilaahay Marxuumka janadiisii fardoowsa haka waraabiyo idinkana samir iyo iimaan haydinka siiyo. Aamiin….Amiin..aamiin…aamiin Adnan Duale SomalilandVoice.com
December 31st, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Aniga oo ku hadlaya magacay ga iyo ka qoyskayga ba waxan tacsi u dirayaa dhamaan ilama farax axmed dhabar low oo abahood qadarta alle xalay u timi mantana lagu aasi doono magalada burco.ilahay waxaynu uga baryaynaa marxuunka janooyinka sar sare ilaahay in uu geeyo aamiin aamiin aamiin. saleebaan maxamud dhiidhi
December 31st, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

Waxaan halkan ugu dirayaa hambalyo diiran dhamaan shacabka qaaliga ah ee reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxaan leeyahay sannad wacan iyo guul joogto ah Alleh hayna siiyo. Waxaanan xasuusinayaa in aynu Alleh (SWT) ugu shukri naqno guusha uu ina siiyey iyo nabad gelyada uu dadkeenii ku manaystay. Nimcada intan leeg Illaahay uunbaa laga helaa [...]
December 31st, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

SomalilandVoice – Kaalliyaha Wasiirka Arrimaha Dibada, Muna Cumar Arrima, ayaa aad carabka ugu adkaysay, ahmiyada ay leedahay cilaaqaadka wanaagsan ee ka dhex abuurmaya dhamaan wadamada qaarada Afrika, iyaga oo raacaya siyaasada cusub ee Arrimaha Dibada ee dalka Masar, waxayna tilmaantay baahida Masar u qabto la soo noqoqoshada xidhiidhkii qotodda dheeraa ee ay la lahayd Afrika [...]
December 30th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

SomalilandVoice – Sida laga warqabo waxaa cadadkii shalay ee wargeyska Jamhuuriya kusoo baxay war ka dhan ah mid ka mid ah siyaasiyiinta dhowaan ku dhawaaqay urur-siyaasadeedyada. Falanqaynta Wargeyska Jamhuuriya bixiyey oo ka dhan ahaa guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee urur-siyaasadeedka DAMAL, Gud. Maxamed Cumar Carte oo wargeysku xusay inuu si qarsoodi ah u siin jirey [...]
December 29th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

SomalilandVoice – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boosaaso Ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxay ay sheegayaan in maanta halkaasi si bini aadanimada ka baxsan loogula dhaqmay qaar kamida ganacasatada kasoo jeeda deegaana SSCkuwaasi halkaasi ka ganacsanayey. Ciidamada Maamulka faroole ayaa waxaa lasheegayaa inay iska soo qabqabsadeen 16 kamida Ganacsatada ugu caansan ee kasoo jeeda deegaanada Ssc [...]
December 29th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

SomalilandVoice – Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Maxamuud dheere), ayaa soo saaray natiijada baadhitaano ay maalmihii u danbeeyay ka wadeen wasaarada Macdanta, Biyaha iyo Tamarta, kuwaas oo la xidhiidhay halka ay ku dhacday lacago ay wasaaradu heshiis kula gashay shirkado ajnabi ah, waxaanu shaaca ka qaaday inaanay jirin wax lacago [...]
December 28th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

SomalilandVoice – Ururka SSC ayaa la sheegay inuu isku diiwaangaliyey urur siyaasadeed kadib markii uu la baxa magac cusub oo ah ururka Somaliland, Sinaan, Cadaalad iyo Dimuqraadiyada (SSCD). Ururkan oo markii hore ku bilaabmay qaab jabhadeed oo ka hawlgali jiray deegaanka Buhoodle ayaa haatan isu rogay urur siyaasadeed iyadoo uu ku talo jiro hada inuu [...]
December 28th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Waxaan doonayaa in aan xalkan kaga hadlo dan waxaay ugu jirto wadanka iyo dadkaba hadii aad ila aragtaan sida aan wax u arkayo ama wakhtigan taagan, intaa markaan halkaa ku dhaafo waxaan ka afeef dhiganayaa in aanan shirkad somaliland ah iyo qabiil somaliland ah ama qof reer somaliland ah midna u jeedin ee danta dalka [...]
December 28th, 2011 | Posted in Fikrado/Opinions | Read More »

SomalilandVoice – Shabakadda ku caan baxday faafinta siraha dawladdaha ee Wikileaks, ayaa fashilisay siro uu si qarsoodi ah wadanka Maraykanka u sii jiray Maxamed Cumar Carte oo shalay urur-siyaasadeed la yidhaahdo Damal kaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Xogaha Wikileaks faafiyey ee Maxamed Cumar Carte siin jiray dawladda Maraykanka xilligii uu ahaa la-taliyaha arrimaha siyaasadda wasaaradda [...]
December 28th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »