Home » November 30th, 2011 Entries posted on “November, 2011” 
Laba Askari oo ka kala tirsan Ciidamada Bileyska iyo Milatariga Somaliland ayaa qudha iskaga jaray kadib markii ay isku maandhaafeen arrimo dumar, isla markaana arintooda oo ergo soo dhex gashay ay labadii Askari Rasaas isla beegsadeen, taas oo keentay inuu dhinto Askarigii Bileyska ahaa, halka kii Milatariga ahaana dhaawac culusi ka soo gaadhay Madaxa oo [...]
November 30th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Facebook has settled a complaint by the Federal Trade Commission that the social networking giant deceived consumers by promising privacy protections while it shared and made user data more public, according to the FTC. The FTC said in a release Tuesday that Facebook settled eight counts of privacy violations stemming from December 2009. The company will [...]
November 30th, 2011 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Ciidanka Amaanka ayaa shalay galab Madaarka caasimada ku xidhay todoba xubnood oo iskugu jiray xubno dhaawacyo rasaaseed soo gaadheen iyo rag adeegayaal u ahaa oo ka soo duulay madaarka magaalada Muqdisho ee dalka Somalia, una socday in lagu daweeyo Cusbitaalada Hargeysa. Kooxdan ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dagaaladii u dambeeyey ee Ciidamada maamul goboleedka [...]
November 30th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Sudan has now ordered Kenya’s ambassador to leave the country after a Kenyan judge issued an arrest warrant for President Omar al-Bashir, wanted by the International Criminal Court for alleged war crimes in Darfur, the foreign ministry said. “The Sudanese government has ordered the Kenyan ambassador to leave the country within 72 hours,” foreign ministry [...]
November 29th, 2011 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

If an elderly woman can build a hospital, everyone has the potential to move humanitarian mountains if they put their mind to it, says Edna Adan Ismail. Ismail is a former foreign minister of Somaliland, an autonomous region of Somalia. swissinfo.ch talked to the 74-year-old director and founder of Somaliland’s first teaching hospital following her [...]
November 29th, 2011 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Isku aadka kooxaha ka qayb qaadnaya koobka Gobolada, ayaa si rasmiya la soo saaray, kadib markii Hotelka Hadhwanaag lagu sameeyey qori tuur, munaasibadaas qori tuurka loogu sameyey sideeda gobol ee ka qeyb galay tartamada ciyaaraha kala duwan ee dhawaan haddii ILLAAHAY SWT yidhaahdo ka dhici doona Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa waxa goob [...]
November 28th, 2011 | Posted in Cayaaraha/Sports | Read More »

BEIRUT — The Arab League on Sunday overwhelmingly approved a series of economic sanctions against the government of Syrian President Bashar al-Assad, including freezing the assets of senior figures, banning high-level Syrian officials from visiting Arab nations and ending dealings with the country’s central bank.The decision is the first of its kind by a body [...]
November 28th, 2011 | Posted in News In English | Read More »

Bulshada Somaliland waxa si weyn u soo jiidatay aragtidii uu Xasan Ciise Jaamac, toddobaadkan soo bandhigay ee salka ku haysay midaynta xisbiga UCID iyo ururka UDHIS iyo weliba ururo kale oo aanu magacaabin. Aragtidaas Xasan Ciise Jaamac, oo ay dad badani u arkaan inay ahayd mid ka maqnayd saaxadda siyaasadda Somaliland waxa la saadaaliyay [...]
November 27th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ilduufay fursad dahabi ah oo wax u tari lahayd qaddiyadda Somaliland, ka dib markii uu habeen hore soo gaadhay magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii uu ka soo degay madaarka Addis Ababa, wuxuu degay hoteelka Sheraton oo ay degenayeen madaxda urur goboleedka IGAD oo uu shalay [...]
November 27th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland aanay waxba ka qabin, isla markaana ay soo dhawaynayso hawlgalada Ciidamada Kenya ka wadaan gudaha Somalia ee ay kula dagaalamayso ururka Al-Shabaab. Dr. Maxamed C/laahi waxaa uu sidaa ku sheegay waraysi khaas ah oo uu xalay Wargeyska Haatuf khadka Telefoonka ku siiyey [...]
November 27th, 2011 | Posted in Current Affairs,War | Read More »